![Doni B Sheeko Iyo Shaah](https://dcslyrics.com/wp-content/uploads/doni-b-sheeko-iyo-shaah.jpg)
Doni B – Sheeko Iyo Shaah Lyrics
Artist: Doni B
Song: Sheeko Iyo Shaah
Sheekoy dadkoo dhan jecel beesoy
Maalin Alle keeno sheeno
Qof walbaa jecel inuu kaarteeyo
Kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
Geedaha nabada haloo beero
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo dalkaan nabada haloo doono
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo xorirayada qolka haloo daayo
Geedaha nabada haloo beero
Shekadaan dheer soo gaabi
Hadalada dhaadheer soo gaabi
Muhiimada dhabta ah soo jeedi
Arimahaan dhaadheer soo xali
Baadi maqan soo naadi
Kadib sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah cadees ah
Sheeko iyo shaah
Sheeko iyo shaah bigaas ah
Ebbe wax ka sareeyo saasa maleh (haye)
Wax kale xooga saasa maleh (haye)
Umada qaar saan saasa maleh (haye)
Hadaan midowno dhib saasa maleh (haye)
Dhalinta maanta eed saasa maleh (haye)

Find more lyrics at https://dcslyrics.com
![DCSLyrics.com Amazon Music](https://online-tips.jspinyin.net/wp-content/uploads/Amazon-Music.png)
![DCSLyrics.com Apple Music](https://online-tips.jspinyin.net/wp-content/uploads/Apple-Music.png)
Disclosure: As an Amazon Associate and an Apple Partner, we earn from qualifying purchases
Ola & the janglers – It’s Allright
SixTwoNoNo – Roksta
Sheeko Iyo Shaah Lyrics – English Translation
A story that all people love beesoy
One day to bring menes
Everyone loves to be careful
After giving up, bring forthe strikes of budgets
Tall young people don’t have to do this country will be willing
Teenagers don’t want to be frozen in the room.
Trees of peace don’t be grown
Tall young people don’t have to do this country will be willing
Teenagers don’t want to be frozen in the room.
Trees of peace don’t be grown
Long-shorted story
Long words shortly
Suggest the reality
These things resolve
Lame to a nation
After a story and tea
Story and tea
Story and tea
A story and a tea of a tea
Story and tea
A story and tea to the big
Ebba is higher than Sasa Maleh (wow)
Something else to force the focus (wow)
Some nian naanaayaaya
If they are not troubled (weekeeper)
Young Young Young Maleh (wee)

Doni B Lyrics – Sheeko Iyo Shaah
Please support our site by sharing it.
And please follow our site to get the latest lyrics for all your favourite songs.
Please support the artist and us by purchasing your favourite music thru our Amazon Music and Apple Music links 🙂
![DCSLyrics.com Amazon Music](https://online-tips.jspinyin.net/wp-content/uploads/Amazon-Music.png)
![DCSLyrics.com Apple Music](https://online-tips.jspinyin.net/wp-content/uploads/Apple-Music.png)
Disclosure: As an Amazon Associate and an Apple Partner, we earn from qualifying purchases
From the album:
Meeshan Ka Imid Ma Ilaawin [Explicit]
Release Year: 2021